Kulan maanta ka dhacay Madaxtooyada Somaliland iyo arimaha lagaga wada hadlay.
https://www.youtube.com/watch?v=hZtkBgVQcvo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo Safiirka Faransiiska...